Maxay u taagan yihiin xarfaha la soo gaabiyey ee guryaha? - Tenants Victoria

Maxay u taagan yihiin xarfaha la soo gaabiyey ee guryaha?

Xayeysiinta guryaha kirada ah waxay noqon karaan kuwo lagu wareero haddii aadan aqoon xarfaha la soo gaabiyey ee guryaha. Halkan waxaa ah liis kaa caawinaya inaad fahamto waxa guriga la xayeysiiyey uu dhab ahaan u leeyahay.

Xarfaha la soo gaabiyey    micnaha
ac or a/c  Air conditioning qaboojiyaha
adj  Adjacent Ku dhegan
amen  Amenities Tasiilaadka la adeegsado
bds  Bedsitter Bedsitter
bi  Built-in Ku sameysan
bics  Built-in cupboards Armaajooyinka ku dhisan guriga
BIR  Built-in robes (wardrobes) Armaajooyika ku dhisan (armaajooyinka)
br  Bedroom Qolka hurdada
BV  Brick veneer Bulukeeti ku xardhan
Cal Bung  Californian bungalow Bangalooyinka Californianka (nooca naqshadeynta)
cl  Close Dhow
cnr  Corner Gees
comp  Comprises Ka kooban
cov  Coverings Ku daboolan
cpbds  Cupboards Armaajooyin
cple  Couple lammaane
crpt  Carpet khadiifad
d/h  Ducted heating Kuleyliyaha guriga hoos kaga jira
d/w  Dishwasher Suxuun dhaqe
D.dbl  Double doors Laba albaable
dbl  Double laba
dbl gar  Double garage Gaadhi dhigashada labada ah
dbr  Double bedroom Laba qol oo hurdo
dec  Decorative La qurxiyey
dep  Deposit Debaaji
det  Detached Ka go’an
DF  Double fronted Laba wajahadood leh
din rm  Dining room Qolka qadada
dlug  Double lock-up garage Gaadhi dhigashada labada ah
drapes  Curtains daahyada
Edw  Edwardian Edwardian
elf  Electric light fittings Ku xirnaan nalka korontada ah
elhws  Electric hot water service Adeega biyaha kulul ee korontada ah
encl  Enclosed Ku jira
ens  Ensuite bathroom Qolka qubeyska ee gudaha
Ent  Entrance, entry Marinka, meesha laga galo

 

estab  Established La sameeyey
exc  Excellent wanaagsan
Exc  Executive Xawl fuliye
exp  Expenses kharashaad
ext  External Bannaanka
fam  Family Qoyska
F/B  Full board Loox buuxa
F tld  Fully tiled Mutleel ah dhammaan
feat  Features Qaababka
fib  Fibro Fibro
Fitgs or fitts  Fittings Waxyaalaha lagu rakibay
flr  Floor Sakxada
fl covs  Floor coverings Sagxada waxa saaran
furn  Furnished Goglan
F/F or f/furn  Fully furnished Si buuxda u goglan
gge or grge  Garage bakhaarka
ghws  Gas hot water service Adeega biyaha kulul ee Gaaska
hse  House Guri
htg  Heating kuleylin
htr  Heater kuleyliye

Xilliga qaboobaha ee Fiktooriya waa qabow kuleylinta guriguna waa lagama maarmaan. Markaad kormeerto guriga kirada ah, waa inaad hubisaa inuu leeyahay kuleylin ku filan. mar haddii aad saxiixdo heshiiska kireysiga, haddii kuleyliyuhu uusan u shaqeynaynin si hagaagsan mulkiiluhu waa inuu dayactiraa, laakiinse haddii gurigu uusan lahayn kuleyliye mulkiiluhu lagama rabo inuu mid bixiyo.

HWS  Hot water service Adeega biyaha kulul
HWU  Hot water unit (service) Unuga biyaha kulul (adeeg)
insp  Inspect kormeer
int or intl  Internal Gudaha
k’ette  Kitchenette Jikada iyo alaabteeda
KIO  Key in office Furaha xafiiskuu yaal
kit  Kitchen Jikada
l’fitt  Light fittings Nalalka ku xiran
ldr  Lounge dining room Qolka qadada
ldry  Laundry qasaasha
liv  Living Nolosha
lng  Lounge Fadhiga
lrg  Large balaadhan
LU or lu  Lock up Xirid
lug  Lock-up garage Bakhaarka alaabta lagu xirto
Lux  Luxury Raaxada
mod  Modern Casriga
mstr  Master (main) Ugu weyn (ugu muhiimsan)
neg  Negotiable Laga wada hadli karo
nr  Near dhow
OFP  Open fire place Meesha dabka oo furan

Haddii aad kireysato guri leh meel dab ah oo furan oo aad dooneysid inaad isticmaashid, waa inaad hubisaa inaysan jirin wax ku qoran heshiiska kireysiga oo leh ma isticmaali kartid meesha dabka. Arimo ammaan awgood, ogow markii ugu danbeysay ee dhuunta qiiqa la xaadhay had iyo jeerna isticmaal iskiriinka dabka.

oil htr  Oil heater Kuleyliyaha saliida
ONO  Or nearest offer Ama yabooha ugu dhow
OSP  Off street parking Ka baxsan gaadhi dhigashada wadada
orig  Original Asal ah
p.c.m  Per calendar month Jadwalka taariikhda ee bishiiba
pkg or prkg  Parking Gaadhi dhigashada
pol flrs  Polished floors Sagxada la masaxay
pos  Position Booska
pw  Per week toddobaadkiiba

Ijaarka toddobaadkii ama ijaarka jadwal taariikheedka bishii? Sababtoo ah bilaha badidoodu waxay ka kooban yihiin wax ka badan 4 toddobaad (tusaale wax ka badan 28 maalmood) waxaa jira kala duwanaan u dhaxeysa ijaarka toddobaadkii la xayeysiiyey laakiisne ijaarkaaga waxaa la bixiyaa isku taariikh bil kasta, waxaad u baahan doontaa inaad xisaabisid caddadka ee jadwad taariikhda ee bishiiba adoo isticmaalaya xisaabtan soo socota:

ijaar pw x 52 toddobaad ÷ 12 bilood = ijaar p.c.m tusaale $250 ijaar pw x 52 ÷ 12 = $1083 ijaar p.c.m

qual  Quality Tayo
rc  Reverse cycle Dib u celinta wareega
rec  Recess nasasho
refs  References Tixraaca
rem  Remote control Rimootka
res  Residence Degaanka
rf  Roof Saqafka
rms  Rooms Qolalka
R/O  Room only Qolka kaliya
ROW  Right of way (laneway) Wadada ka leh (wadiiqada)
s’out  Sleep out Qolka bannaanka
SB  Solid brick Bulukeeti adag
SC  Self contained Leh wax kasta
sec  Secure Nabdoon
semi  Semi-detached Kala badh ka go’an
sep  Separate Ka go’an
SF or sgle fr  Single fronted Wejah hore oo kaliya
Sgl  Single Kaliya
shr  Shower Qubeys
shwr rcs  Shower recess Nasashada qubeyska
slug  Single lock-up garage Bakhaarka leh meel kaliya oo laga xiro
spac  Spacious Aad u weyn
ss  Stainless steel Birta aan daxaleysan
stry  Storey dabaqa
tce  Terrace Guryaha qolalku iska soo horjeedaan ee dhuuban
tmbr  Timber Loox
t’out  Throughout Dhammaan ah
uc or u/c  Under cover Meel hoose oo wax la dhigto leh
upstrs  Upstairs Daqaba sare
ven blds  Venetian blinds Venetian blinds
ver  Verandah barandada
Vic  Victorian Victorian
WB  Weather board Looxa cimilada
W.C  Toilet Musqusha
wi pant  Walk-in pantry Bakhaarka alaabta la dhigto ee jikada ku dhegan
ww  Wall to wall Gidaar ilaa ka gidaar
wwc  Wall to wall carpet Gidaar ilaa ka khadiifad
yo  Years old Sannado jira

Ilaha macluumaadka dheeraadka ah: www.latrobe.edu.au www.services.unimelb.edu.au

Macluumaadkan waa tusaale kaliya waana inaan loo isticmaalin oo kaliya bedel ahaan tallo sharci oo aqoon leh.

Ma u baahan tahay caawimaad dheeraad ah?

Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah ama caawimaad, fadlan nala soo xiriir.


What do the real estate abbreviations stand for? | Somali | June 2006

u baahan caawinaad badan

Talada loogu talagalay kireystayaasha (advice for tenants)
nagala soo xiriir (contact us)

Kireystayaal Victoria | Kireystayaal qadka caawinaada 03 9416 2577 | tuv.org.au
Kireystayaal Victoria aqoonsanyihiin taageeradda Dowladda Vitorian.

Tenants Victoria acknowledges the support of the Victorian Government.